(Akhriso) Dowladda Kenya oo raali-gelin ka bixisay dhacdadii uu danjire Tarsan ka carooday

Dowladda Kenya ayaa ka cudur-daaratay Shirkii maanta uu ka baxay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya kaddib markii Wakiil ka socday Somaliland uu qeyb ka noqday Shirka Madaxweynaha Kenya ayaa shirkaas iskugu yeeray danjireyaasha dalalka caalamka u fadhiya Nairobi Kenya waxay sheegtay inay qaddarin u hayso madax bannaanida Soomaaliya waxayn ka cudur-daaratay joogitaanka Wakiilka Somaliland … Continue reading (Akhriso) Dowladda Kenya oo raali-gelin ka bixisay dhacdadii uu danjire Tarsan ka carooday